Meydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba

HomeWararka

Meydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba

Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dalka Ethiopia ayaa saakay laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lu

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 27aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Xildhibaano Barlamaanka federaalka ka tirsan oo is hortaag lagu sameyeey (dhegayso)
NUSOJ Executive summary |World Press Freedom Day|

Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dalka Ethiopia ayaa saakay laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lusaka ee caaismadda dalka Zambia.

Meydadkaasi ayaa mas’uuiyiinta jaaliyadda Soomaalida ee Zambiya ay sheegeen inaysan Soomaali ku jirin, iyada oo markii hore wararka horudhaca ah ay sheegeen inay Soomaali ay ku jirto.

Maxamuud Maxamed (Hiiraan), guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ayaa sheegay in markii hore Warbaahinta ay baahisay in meydadka la helay ay Soomaali yihiin, balse markii dambe la xaqiijiyay inay kasoo jeedaan dalka Itoobiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: