Maxay ku heshiiyeen milatariga Suunaa iyo shacabka ?

HomeWararkaUncategorized

Maxay ku heshiiyeen milatariga Suunaa iyo shacabka ?

Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa gaaray heshiis lagu dhisayo gole ay ku mdeysan yihiin madax ka socota rayidka iyo ciidamada,si

Garsoorayaal Soomaali ah oo Kenya iyo jabuuti uga qayb-galaya shirka garsoorka iyo Burcad-badeeda
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_20
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.

Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa gaaray heshiis lagu dhisayo gole ay ku mdeysan yihiin madax ka socota rayidka iyo ciidamada,si looga hadlo xilliga kala guurka oo si nabad ah maamulka dalka  loogu wareejnaayo xukuumad rayid ah.

arintan ayaa waxa ay soo afjari doontaa dibad baxyadii ka socday dalka Suudaan oo ay dhigayeen shacabka Suudaan taas oo sababtay in shaqada ay ka ceyriyaan madaxweynhii dalka ee mudada 30 ka sano ka talinaayay.

Cumar Xasan Al-bashiir madaxweynhii hore ee dalkaasi ayaa waxa uu noqonayaa madaxweynihii labaad ee Afrikaan ah oo kacdoon shacab xilka looga qaado.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: