Muqdisho oo marti galinaysa Shirweynaha badqabka Fikirka iyo ladagaalanka Argagixisada

HomeWararka

Muqdisho oo marti galinaysa Shirweynaha badqabka Fikirka iyo ladagaalanka Argagixisada

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qabanqaabisay Xukuumadda Federaalka Sooma

Madaxwayne Maxamed Farmaajo oo la kulmaya bulshada magaalada Gaalkacyo
Qoysas abaarta ay saamaysay oo ku dhibaataysan gobolka Sanaag (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qabanqaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maalgeliyayna Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa ka furmaya Muqdisho maalinta Isniinta ee berri ah.

Shir-weynaha waxaa ka qeybgalaya 12 wakiillo dowladeed oo xubno ka ah Ururka, 30 caalim oo ka socda wadamada Islaamka iyo 12 ka mid ah culimada diinta iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed.

Qaar ka mid ah wakiillada dowladeed, xeel-dheerayaasha iyo khubarada arrimahan ayaa hadal ka jeedin doona shirka oo soconaya labada maalmood (29-30 April) , iyaga oo diiradda ku saari doona qaabka, ujeeddooyinka iyo farriimaha ku qotoma badqabka fikirka iyo la dagaallanka xagjirnimada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: