Qoysas abaarta ay saamaysay oo ku dhibaataysan gobolka Sanaag (dhegayso)

Qoysas abaarta ay saamaysay oo ku dhibaataysan gobolka Sanaag (dhegayso)

Abaar saamaysay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegaya degaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Xaalada dadka xoolo dhaqatada ah ayaa laga soo dayrinaya, iyadoo ay haysato darruufo adag oo nololeed.
Qoysaska ay abaartu saamaysay ayaa lagu qiyaasay in ay gaarayaan ku dhawaad 30 qoys oo xoolo dhaqato ah.

C/raxman Cismaan Axmed , waxa uu kamid yahay dadka deegaan , Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uga waramay xaalada qoysaskasi ay ku nool yiniin .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com