Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilka QM?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilka QM?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya James Swan oo ay

Baarlamaanka oo anixiyay heshiiskii maxaabiista ee Hindiya iyo Soomaaliya (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Australia oo Liiska kasaartay Somaalida dib u dajinta loo samaynayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya James Swan oo ay ka wada hadleen dardargelinta doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo iyo dhaqaale ee Beesha Caalamka.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo James Swan ayaa isla gartay sida ay muhiimka u tahay in la dedejiyo howlaha doorashooyinka, waxaana kulanka ku wehlinayay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro.

Ra’iisul Wasaare Maxamedd Xuseen Rooble ayaa horay ugu boorriyay dowlad-goboleedyadu in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka BFS.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: