Baarlamaanka oo anixiyay heshiiskii maxaabiista ee Hindiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

Baarlamaanka oo anixiyay heshiiskii maxaabiista ee Hindiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiisyadii is-dhaafsiga maxaabiista ee horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya, waxaana kulanka shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay sadex ajande oo ay ka mid yihiin

  • Ansixinta heshiiska isku celinta maxaabiista Soomaaliya iyo Hinidya
  • Dhagaysiga warbixinta xildhibaano soo kormeeray maxaabiis Soomaaliyeed oo kujira xabsiyo ku yaala dalka Uganda
  • Dhagaysiyaga warbixinta guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo faderaalka.

Dalka Hindiya ayaa waxaa ku xiran dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed oo u xiran dambiyo burcadbadeednimo.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa warbixintan fahfaahinaya


 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com