Maxay ka wada hadleen dowladaha Iiraan  iyo Faransiiska?( dhegayso)

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen dowladaha Iiraan iyo Faransiiska?( dhegayso)

Wasiirka wasaarada arimaha dibadda ee dalka Iiraan Maxamed Shariif ayaa dalka Faransiiska ku la kulmay madaxweynaha dalkaas ee Emmanuel Macron. w

Baarlamaanka oo maanta ka shiraya sharciga doorashooyinka dalka
Ciidanka Yuhuudda oo 50 Ruux Ku Dhaawacay Masjidka Aqsa (daawo xansuuqa)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wasiirka wasaarada arimaha dibadda ee dalka Iiraan Maxamed Shariif ayaa dalka Faransiiska ku la kulmay madaxweynaha dalkaas ee Emmanuel Macron.

waxa uu sheegay wasiirka in ay ka wada hadleen madaxweynaha xiriirka labada dal iyo xiisada Mareykanka iyo Iiraan ka dhextaagan.

dowladda Iiraan ayaa sharuud adag waxa ay ku xirtay wadahadalada ay la yeelanayaan dhigooda Mareykanka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: