Baarlamaanka oo maanta ka shiraya sharciga doorashooyinka dalka

HomeWararka

Baarlamaanka oo maanta ka shiraya sharciga doorashooyinka dalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in markale ay ka doodaan hindise sharciyeedka Doorashooyin

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Xaafuun (daawo)
DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in markale ay ka doodaan hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka iyo ajandayaal kale.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa kulankii shalay fikradahooda ka dhiibtay akhrinta 2aad ee hIndise sharciyeedka doorashooyinka Qaranka oo maalmahan ay mudanayaasha si adag uga doodayeen Xildhibaanada.

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa Xildhibaannada u sheegay in Golaha uu maalin walba uu shaqayn doono ilaa iyo inta laga ansixinayo sharci doorasho oo uu dalkan yeesho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: