DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

Ururka Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya ugu yaboohay 50 Milyan oo Pound oo lagu talagalay in wax looga qabto barakacayaasha iyo sidoo kale qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo noqonaya dalka Kenya.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur ayaa sheegay in Midowga Yurub lacagtaa ugu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan ayna si wanaagsan u maamuli doonaan.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com