Ciidanka Yuhuudda oo 50 Ruux Ku Dhaawacay Masjidka Aqsa (daawo xansuuqa)

Ciidanka Yuhuudda oo 50 Ruux Ku Dhaawacay Masjidka Aqsa (daawo xansuuqa)

Ugu yaraan 50 ruux oo shacab ah ayaa lagu soo waramaaa inay ku dhaawacmeen iska hor imaadyadii ugu dambeeyey ee masaaajidka barakaysan ee Aqsa afaaftiisa hore ku dhexmaray ciidanka Yuhuuda iyo muslimiin doonaya inay halkaasi ku cibaadaystaan.

DAAWO

Lix cisho ayuu saa Ku xidhanayahay Masjid Al aqsa ,,Yahuuduna ku xaarayaan ,Kuna kaajayaan Muslimiintana Saa u garaacayaan Islaamkuna wuu Aamunsanyahay #Ceeb______Waynaa

Posted by Dan-Jire Burcaawi Ina Caraale on Wednesday, July 19, 2017

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com