HomeWararka

Maxay ka wada hadleen caawa Guudlaawe & Kheyre oo kulmay?

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo Wasiirkii hore Amniga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay caawa Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaa

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Duduncad ee gobolka Hiiraan
ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)
RW Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay dalka Maraykanka

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo Wasiirkii hore Amniga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay caawa Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe.
Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah Doorashada iyo xodxodashada Xildhibaanada soo bixi doona.

Waxaa Muqdisho ka socoda kulamada Musharaxiinta Madaxweyne ay la qaadanayaan madaxda maamul Goboleedyada si ay u helaan codadka ugu badan ee Xildhibanada cusub.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: