Rooble oo kormeer kutagay goobta ay ka dhacayso  doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi  (Sawirro)

HomeWararka

Rooble oo kormeer kutagay goobta ay ka dhacayso doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolla

MAANHADAL | Maxaa xiga Doorashada 25 MAY ? Su’aal aysan weli ka jawaabin Xukuumada Madaxweyne Deni
Sheekh Maxamed Shaakir oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusuna
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in la isku dayeey Afgambi in lagu sameeyo 7 jeer

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee dugsiga tababarrada booliska ee General Kaahiye si uu ugu kuurgalo u diyaar garowga doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Waqooyi ee SEIT iyo saraakiisha amniga doorashada, isagoo kula dardaarmay in ay si hufan u maamulaan howsha doorashada oo la qorsheynayo in ay berri bilaabato.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: