Bogga Rasmiga ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa laga saaray Wareegtadii lagu magacaabay Guddiga ilaalinta Dhulka?

Bogagga Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa goor dhawayd laga saaray magacaabistii Guddiga ilaalinta dhulka, taasi oo ahayd fulinta wareegtadii madaxweyne Farmaajo.

Xubnaha Guddiga ayaa ka koobnaa Afar qof oo uu ku jiray Wasiirka Arimaha Gudha DFS.

Halkan hoose ka Akhriso.

Wasiirka A/Gudaha iyo Dib u Hishiinta Mukhtaar Xusen Afrax Guddoomiye
Wasiirka Cadaaladda C/qaadir Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Abiikar X. Xubin.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com