Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Shidan oo Ceerigaabo la keenay (Akhriso)

Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Shidan oo Ceerigaabo la keenay (Akhriso)

Ciidamada Soomaaliland oo dagaal habeen hore kula galay deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag Beel kamida Beelaha gobolka ayaa maanta Ceerigaabo keenay 17 qof oo ay ku sheegeen Maxaabiis dagaal ay ku soo qabteen.
Dadkan ayaa loo jaray Rumaan waxaan loo gudbiyay Jeelka weyn ee magaalada Ceerigaabo.
17ka qof ayaa laxaqiijiyay in uu ku jiro hal qof oo dhaawac ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com