Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Shidan oo Ceerigaabo la keenay (Akhriso)

HomeWararka

Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Shidan oo Ceerigaabo la keenay (Akhriso)

Ciidamada Soomaaliland oo dagaal habeen hore kula galay deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag Beel kamida Beelaha gobolka ayaa maanta Ceerigaabo keenay

DFS oo sheegtay in Shaqada laga Eryay Safiirkii u joogay Roma kuna eedeysay Maamul xumo
Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay
Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)
Ciidamada Soomaaliland oo dagaal habeen hore kula galay deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag Beel kamida Beelaha gobolka ayaa maanta Ceerigaabo keenay 17 qof oo ay ku sheegeen Maxaabiis dagaal ay ku soo qabteen.
Dadkan ayaa loo jaray Rumaan waxaan loo gudbiyay Jeelka weyn ee magaalada Ceerigaabo.
17ka qof ayaa laxaqiijiyay in uu ku jiro hal qof oo dhaawac ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: