MADAXWEYNE DENI OO CAFIS U FIDIYEY WERIYE KILWE AADAN

HomeWararka

MADAXWEYNE DENI OO CAFIS U FIDIYEY WERIYE KILWE AADAN

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar

Maamulada Puntland & Galmudug oo Kulan Amaanka ku saabsan yeeshay
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadiisa 11aad
Markuu arkay: Qodobka 149-aad. ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed
Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa cafis Madaxweyne oo gaar ah loo fidiyey Xukumane Kilwe Aadan Faarax
Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.
DHAMMAAD.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: