Maxaa saldhig u ah sicir-bararka deegaannada Puntland, sideese xal loogu heli karaa?

HomeWararka

Maxaa saldhig u ah sicir-bararka deegaannada Puntland, sideese xal loogu heli karaa?

Sidaas dhegaysteen aad u siisiyaadasha cabashada dadweynaha Puntland ee ku aaddan sicir-bararka iyo sare u kaca noloshada qutu-daruuriga ah ee deegaan

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho
Wasiirkii Amniga Gudaha Wadanka Kenya oo Geeriyoodey
Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)

Sidaas dhegaysteen aad u siisiyaadasha cabashada dadweynaha Puntland ee ku aaddan sicir-bararka iyo sare u kaca noloshada qutu-daruuriga ah ee deegaannada kala duwan ee Puntland, taasoo muddo badan soo jiitamaysay.

Sicir-bararkaan ayaa ah mid ku kooban deegaannada Puntland, ayna ka badqabaan gobollada kale ee dalku.

Haddaba maxay tahay sababtu, sideese xal loogu heli karaa, su’aalahaasi iyo kuwo kalaba waxaannu waydiinnay Prof. Cabdisalaan Ciise Salwe oo bare ka ah Jaamacadda bariga afrika.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0