Maxaa saldhig u ah sicir-bararka deegaannada Puntland, sideese xal loogu heli karaa?

Maxaa saldhig u ah sicir-bararka deegaannada Puntland, sideese xal loogu heli karaa?

Sidaas dhegaysteen aad u siisiyaadasha cabashada dadweynaha Puntland ee ku aaddan sicir-bararka iyo sare u kaca noloshada qutu-daruuriga ah ee deegaannada kala duwan ee Puntland, taasoo muddo badan soo jiitamaysay.

Sicir-bararkaan ayaa ah mid ku kooban deegaannada Puntland, ayna ka badqabaan gobollada kale ee dalku.

Haddaba maxay tahay sababtu, sideese xal loogu heli karaa, su’aalahaasi iyo kuwo kalaba waxaannu waydiinnay Prof. Cabdisalaan Ciise Salwe oo bare ka ah Jaamacadda bariga afrika.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com