Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

HomeWararka

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Arimaha ammaanka, canshuuraha iyo wada shaqaynta hay’adaha xiriirka la leh Puntland ayaa looga hadlay mudadii kulanka uu socday. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.  

Alshabaab, “Waxaan Dilney Askar Ciidamada Dowladda Soomaaliya”
Ciidanka badda Liibiya oo soo badbaadiyey muhaajiriin halka kuwo kalena lagu la’yahay xeebaha Liibiya
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Arimaha ammaanka, canshuuraha iyo wada shaqaynta hay’adaha xiriirka la leh Puntland ayaa looga hadlay mudadii kulanka uu socday.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: