Maxaa looga hadlay kulanti golaha Wasiirada Galmudug?

HomeWararka

Maxaa looga hadlay kulanti golaha Wasiirada Galmudug?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha wasiiradda oo ka dhacay magaalada Cadaado. Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah: 1. Amniga Gudaha. 2. Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta &D/Hoose. 3. Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo 4. Boostada iyo Isgaarsiinta. Diwaanka wararka Radio Daljir

Dowladda oo xoojinaysa Amniga Muqdisho
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ukrain oo u baroor diiqaysa dadkii lagu dilay Iran

Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha wasiiradda oo ka dhacay magaalada Cadaado.
Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah:

1. Amniga Gudaha.
2. Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta &D/Hoose.
3. Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo
4. Boostada iyo Isgaarsiinta.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0