Maxaa looga hadlay kulanti golaha Wasiirada Galmudug?

Maxaa looga hadlay kulanti golaha Wasiirada Galmudug?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha wasiiradda oo ka dhacay magaalada Cadaado.
Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah:

1. Amniga Gudaha.
2. Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta &D/Hoose.
3. Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo
4. Boostada iyo Isgaarsiinta.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com