Dowladda oo xoojinaysa Amniga Muqdisho

HomeWararka

Dowladda oo xoojinaysa Amniga Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si weyn loo sii adkeyn doonto Ammaanka Magaalada Muqdisho maalmaha soo socda, islamarkaana inta badan wadoo

Dugsiyada caawa isku arki doona Tartan & Tacliin
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si weyn loo sii adkeyn doonto Ammaanka Magaalada Muqdisho maalmaha soo socda, islamarkaana inta badan wadooyinka la xiri doono.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sakiya Xuseen ayaa ku dhawaaqday in Amniga Magaalada la sii adkeyn doono,islamarkaana ay xirmi doonaan Wadooyin iyo meello kale inta ay socdaan howlgallada.

Inta badan Wadooyinka Muqdisho ayaa xiran, waxaana Muqdisho loo kala qeybiyay labo qeybood oo aan la isku kala gudbi karin.

Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho waxaana ka socda baaritaano kala duwan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: