Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

Degmada Iskushuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ka socda mashaariic kale duwan oo ay wadaan hay’ado caalami ah, guddoomiye kuxigeenka degmada Axmed Jaamac Aadan ayaa Daljir uga waramay sidoo kale xaaladda deegaanka, waxaana waraysatay Raaqiyo Ruux Maxamuud oo ku sugan xarunta Daljir ee Bossaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com