Masar oo Somaaliya usoo diraysa Deeq dawo

HomeWararka

Masar oo Somaaliya usoo diraysa Deeq dawo

Safiirka Dowladda Masar ee Soomaaliya Dr. Waliid Ismaaciil ayaa sheegay in Deeq dawo ah oo gaareysa 2-Tan ay ku wareejiyeen Dowladda Federaalka Soomaa

Guddiga Doorashada oo shaaciyay Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka
Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka
Baraarugga Haweenka – Taxanaha 45aad (Xaawo Axmed Maxamed (dhegayso)

Safiirka Dowladda Masar ee Soomaaliya Dr. Waliid Ismaaciil ayaa sheegay in Deeq dawo ah oo gaareysa 2-Tan ay ku wareejiyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Deeqdaan ayuu sheegay in ay qeyb ka tahay Kaalmada Masar ee ugu talagashay Soomaaliya, sidoo kalana ay kordhinayaan Kaalmada Soomaaliya ee Xukuumadda Qaahira ku taageereyso.

Wakaaladda Wararka Masar ayaa oo Xogta warkaan daabacday ayaa sheegtay in Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee deeqdaan lagu wareejiyay ay u mahad celiyeen Dowladda Masaarida.

Si gaar ah waxa ay u sheegeen Dr. Cabdullaahi Xaashi oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo deeqdaan gudoomay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: