Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaaliya oo ka hadlay Howlgal laga bilaabi doono dalka

HomeWararka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaaliya oo ka hadlay Howlgal laga bilaabi doono dalka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaana ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo Dagaal

Madaxweynaha Puntland oo hambalyo hawada u mariyeey Wasiirka Maaliyada DDS
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 13- DECEMBER- 2022
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaana ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo Dagaal ka dhan ah shabaab kaasooo Dalka looga saarayo .

Mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in isbadal lagu sameeyay hugaanada taliska Xoogga Dalka si loo dar dar galiyo howlgalada Al shabaab maadaama go,aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay in guud ahaanba Dalka laga xoreeyo nabad iyo nolal diidka Al shabaab.

Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaani uu ka duwan yahay kuwii hore maadaama gulufkaan Dagaal uu hugaaminaayo Madaxweynaha JFS mudane Maxamed C//laahi Maxamed Farmaajo isagoona tilmaamay inuu dhamaaday waqtigii

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: