Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa la kulmay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida;wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ku wehlinayay kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid iyo qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada Galmudug iyo Xubno kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com