Marxuum Eng Yariisow duqii Muqdisho oo lagu aasay iskuulka Gen. Kaahiye

HomeWararka

Marxuum Eng Yariisow duqii Muqdisho oo lagu aasay iskuulka Gen. Kaahiye

Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho marxuum Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa lagu aasay qabuuraha dugsiga booli

Itoobiya iyo Erateriya oo Dib u Furay Xuduuda u Dhexeysa (Sawiro)
Somalia: Cudurka karoonaha oo soo laba kaclayeey
Mareykanka oo lacag Dhan 700 Milyan ugu deeqay wax ka qabashada Abaarta kajirta Guud ahaan Soomaaliya.

Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho marxuum Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa lagu aasay qabuuraha dugsiga booliska Soomaaliyeed ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa maydkiisa laga soo dejiyay garoonka Aadan Cadde, kadib todobaadkan markii uu ku geeriyooday qarax kadhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay sidoo kalle ku geeriyoodeen guddoomiyeyaal degmo.

Madaxwaynaha dowladdda faderaalka, raysal wasaaraha, xildhibaano, guddoonka labada gole ee baarlamaanka aya ka qaybgalay salaadda janaasada iyo aaska marxuumka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: