MARTISOOR: Dr. Aadan Gaadaale, danaha qaranka iyo damaaciga shisheeye (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Dr. Aadan Gaadaale, danaha qaranka iyo damaaciga shisheeye (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa toddobaadkan marti noogu ah siyaasiga Dr. Aadan Gaadaale oo kamid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee dalka Ka

Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)
Martisoor: Wasiir Saciid M Raage & Dhismaha Dekedda Bossaso (dhegayso)
MARTISOOR: Gudiga Hormarinta Gaalkacyo Xagee mariyeen lacagtii Korontada iyo biyaha loo saaray dadka

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa toddobaadkan marti noogu ah siyaasiga Dr. Aadan Gaadaale oo kamid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee dalka Kanada, ahna difaace danaha qaranka ee dalkeenna Soomaaliya.

Dr. Gaadaale ayaa barnaamijkan si durugsan ugu falaanqaynaya arrimo door ah oo quseeya dalka, siiba Istiraatiji ahaan halka uu dhaco dalkeenna hooyo, khayraadka ku duugan ama dul ceegaaga, damaaciga shisheeye, dammanaanta Soomaalida, is maandiidka dawladda dhexe iyo dawladaha xubnaha ka ah, isku dayga Somaliland ee kala goynta dalka iyo dadka Soomaaliyeed, doorashada Puntland iyo waliba dhaqaalaha dalka iyo kaalinta doollarka.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: