Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal kuna soodhawada Barnaamijka Martisoor oo ah barnaamij todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxaa marti noogu ah Md. Maxamuud Axmed Xasan (Inj. Dhagaweyne) oo ah aqoonyahan hadda deggan dalka Imaaraadka, falaanqeeyana arrimaha caalamka iyo kuwa Geeska Afrika.

Injineer Maxamuud Axmed Xasan (Dhegaweyne) oo si kooban taariikhdiisa qof ahaaneed uga sheekeynaya waxa uu nooga warramayaa taariikhda Soomaaliya iyo faragelinta dalalka shisheeye ay maanta ku hayaan dalka Soomaaliya.

Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Daljir Bossasso ka soojeedinaya.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com