Taliyaha Booliska gobolka Bari ” Dad badan baa usoo qabanay dilalkii dhacay”

Taliska booliska gobolka Bari ayaa sheegay ciidamada inay howlgallo ay sameeyeen, lagus oo qabtay dilalkii kadhacay magaalada Bosaso, kuwaasi oo loo gaystay dad waxgal u ahaa bulshada iyo 4- ka mid ah qowmiyadda Tikreega ee dalka Itoobiya ee ku sugan magaalada Bosaso.

Booliska Bosaso ayaa lagu eedeeyaa dadka ay usoo qabqabtaan amaan darida in qaarkood lacago ay ku siidaayaan, taliyaha ayaa ku eedeeyey warkaasi Raadiyow Daljir inuu baahiyo oo saxaafadda kalle aysan ka hadlin.

Hoos kadhegayso.

Tallman ayuu u waramay.

 

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com