Mareykanka oo war kasoo saaray dagaalka Boosaaso

HomeWararka

Mareykanka oo war kasoo saaray dagaalka Boosaaso

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Boosaaso ee u dhaxeeya Ciidamada Puntland & kuwa PSF.

Maxaa ka soo bixikara wada hadalada Daalibaan iyo Maraykanka? (dhegayso)
JIGJIGA: Shacabka oo soo dhaweeyay xarunta Radio Daljir ee Jigjiga (daawo)
U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Boosaaso ee u dhaxeeya Ciidamada Puntland & kuwa PSF.

Taliska Africom ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin colaada Boosaaso, isla markaana uu sababi karo inay fursad ka helaan Argagaxisada.

“PSF waa ciidanka ugu awoodda badan ee Puntland u jooga la dagaalanka argagixisad.waxaan ka walaacsanahay in iska horimaadyadani ay hoos u dhigaan awoodda PSF-ta iyo in kooxahan argagaxisada ah ay fursad u helaan in ay ka faa’ideystaan ayaa lagu yiri” Warka PSF.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa taageera dhaqaalo iyo mid Millateri waxaa uu siiyaa Ciidamada PSF, kuwaas oo loogu talo galay inay la dagaalamaan Al-Shabaab iyo Daacish.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: