Maxaa  ka soo bixikara  wada hadalada  Daalibaan iyo Maraykanka? (dhegayso)

HomeWararka

Maxaa ka soo bixikara wada hadalada Daalibaan iyo Maraykanka? (dhegayso)

Wadahadaladii udhexeeyay Ururka Daalibaan iyo Maraykanka ayaa maraya heer gabo gabo ah sida uu sheegay Afhayeenka dhanka siyaasada ee Ururka Daalibaan Suhayl Shahiim. kooxda Daalibaan ayaa ka codsatay Maraykanka in ciidamadiisa ka jooga Afgaanistaan uu ka saaro dalkooda. wariye Xuseen Madar ayaa soo jeedinaya warkan.

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (DHEGAYSO)
Dowladda Jarmalka oo ka hadashay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda

Wadahadaladii udhexeeyay Ururka Daalibaan iyo Maraykanka ayaa maraya heer gabo gabo ah sida uu sheegay Afhayeenka dhanka siyaasada ee Ururka Daalibaan Suhayl Shahiim.

kooxda Daalibaan ayaa ka codsatay Maraykanka in ciidamadiisa ka jooga Afgaanistaan uu ka saaro dalkooda.

wariye Xuseen Madar ayaa soo jeedinaya warkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: