500 oo qof oo ku dhaawacmay dibadbaxyo ka dhacay gobolka Kashmiir oo ay ku muran san yihiin Hindiya iyo Bakistaan ( dhegayso)

500  oo qof oo ku dhaawacmay dibadbaxyo ka dhacay gobolka Kashmiir oo ay ku muran san yihiin Hindiya iyo Bakistaan ( dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Kashmiir oo ay ku muran san yihiin wadamada Hindiya iyo Bakistaan ayaa sheegaya in dibadbaxyo balaaran oo looga soo horjeeday dowladda Hindiya ay ku dhaawacmeen in kabadan 500 oo qof.

dadka dibadbaxa dhigaya ayaa ka caraysan cunaqabateen ay ku soo rogtay gobolka dowladda Hindiya.

dowladda ayaa sheegtay in ay ka hortagayso basaasiin u shaqaysa dalka Afgaanistaan.

wariye Xuseen Madar ayaa soo jeedinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com