Mareykanka oo sheegay inuu Xarar dheere ku dilay 60- Al-shabaab ah

HomeWararka

Mareykanka oo sheegay inuu Xarar dheere ku dilay 60- Al-shabaab ah

Taliska Mareykanka ee AFRIKOM ayaa sheegay inay duqayn diyaaradeed ku dileen lixdan ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab. Waa weerarkii ugu khasaar

Farmaajo oo Diyaarad Rakaab ka Raacay Muqdisho
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliska Mareykanka ee AFRIKOM ayaa sheegay inay duqayn diyaaradeed ku dileen lixdan ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee Mareykanku sheegto inuu gaarsiiyay Al-shabaab.

War kasoo baxay Afrikom ayaa lagu sheegay howlgalka inuu ahaa mid ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo Soomaaliya.

Al-shabaab ayaan ka hadlin sheegashada Mareykanka.

Madaxwayne Trump ayaa horay usoo saaray sharci u ogolaanaya in ururka Al-shabaab lagu beegsado gudaha Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: