Cabdullaahi Jaamac Saalax: “Ma saamaxayso in xaaladdu sidan ku sii socoto … dowlad cusub waa lagamamaarmaan … xaaladaha waad ogtihiin!”

Cabdullaahi Jaamac Saalax: “Ma saamaxayso in xaaladdu sidan ku sii socoto … dowlad cusub waa lagamamaarmaan … xaaladaha waad ogtihiin!”

Wasiirkii hore ee dekadaha Puntland Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxaa uu kaga hadlay marxaladda kalaguurka ee uu wajahayo maamulka Puntland, si gaar ahna waxa uu u fallaanqaynayaa arrimaha amniga, dhaqaalaha, ballaarinta dekedda Bossaso iyo waliba doorashooyinka Puntland.

Docda kale Md. Saalax waxa uu si aad ah isaga fogeeyey eedeyn horay loogu jeediyey rag uu isagu kamid yahay oo ahayd in ay dawladda Puntland ka dabashaqeeyaan si ay u fashiliyaan mashaariic ay dawladdu ku hawlantahay fulintooda.

Cabdullaahi Jaamac Saalax oo ku sugan Bossaso waxa uu u warramay Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos kaga bogo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com