Taliska Mareykanka ee AFRIKOM ayaa sheegay inay duqayn diyaaradeed ku dileen lixdan ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.
Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee Mareykanku sheegto inuu gaarsiiyay Al-shabaab.
War kasoo baxay Afrikom ayaa lagu sheegay howlgalka inuu ahaa mid ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo Soomaaliya.
Al-shabaab ayaan ka hadlin sheegashada Mareykanka.
Madaxwayne Trump ayaa horay usoo saaray sharci u ogolaanaya in ururka Al-shabaab lagu beegsado gudaha Soomaaliya.
Dhigaal Cusub
« Cabdullaahi Jaamac Saalax: “Ma saamaxayso in xaaladdu sidan ku sii socoto … dowlad cusub waa lagamamaarmaan … xaaladaha waad ogtihiin!”
« Cabdullaahi Jaamac Saalax: “Ma saamaxayso in xaaladdu sidan ku sii socoto … dowlad cusub waa lagamamaarmaan … xaaladaha waad ogtihiin!”
Dhigaal Duug ah
Axmed Dowlo oo ah muwaadin hayb sooc guurka loogu gubay Muqdisho oo shan qof loo xiray falkiisa »
Axmed Dowlo oo ah muwaadin hayb sooc guurka loogu gubay Muqdisho oo shan qof loo xiray falkiisa »