Manchester City iyo Raxiim Sterling oo weli loo toog la’yahay (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Manchester City iyo Raxiim Sterling oo weli loo toog la’yahay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Koobka Horyaalka kooxaha Gobolka Mudug ayaa lagu qabatay magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug. Koob

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Manchester City oo Guushu Garbo u Tahay (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Koobka Horyaalka kooxaha Gobolka Mudug ayaa lagu qabatay magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug. Koobkaan ayaa waxaa ka qaybgalaya 10 kooxood oo dhamaantood ka dhisan Gobolka Mudug.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaa wali sii wadda guulaha ay gaadhayso xilli ciyareedkan cusub, waxayna 2-1 dirtay Southampton.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

     

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: