Manchester City oo Guushu Garbo u Tahay (dhegayso)

Manchester City oo Guushu Garbo u Tahay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaana weli sii wadda guulaha xilli ciyaareedka cusub. Dhanka horyaalka Isbeyn, waxaa la ciyaaray kulamo wax ka baddal ku samayn laha dhibcaha ay kooxda Barcelona ku hogaaminayso horyaalka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

        

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com