Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)

HomeWararka

Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)

Malayshiyaad katirsan maamulka Galmudug huwanna calanka Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan deegaank

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Rooble oo u xaqiijiyay qoyska Ikraan Tahliil Inaan wax gorgortan ah laga galeynin Kiiska Ikraan

Malayshiyaad katirsan maamulka Galmudug huwanna calanka Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Jeexdin oo qiyaastii 15-Km dhanka bariga kaga beegan magaalada Galkacyo.

Weerarkaani oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa khadhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaarey labada dhinac, waxaana goobta ay malayshiyaadkii weerarka soo qaaday uga tageen meydad laga helay calanka Alshabaab iyo xog kale.

Dhanka kalena, waxaa isbitalka magaalada Galkacyo la gaarsiiyey dhowr kamid ah ciidanka Puntland oo qaba dhaawacyo fudud oo soo gaarey.

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: