Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)

Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)

Malayshiyaad katirsan maamulka Galmudug huwanna calanka Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Jeexdin oo qiyaastii 15-Km dhanka bariga kaga beegan magaalada Galkacyo.

Weerarkaani oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa khadhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaarey labada dhinac, waxaana goobta ay malayshiyaadkii weerarka soo qaaday uga tageen meydad laga helay calanka Alshabaab iyo xog kale.

Dhanka kalena, waxaa isbitalka magaalada Galkacyo la gaarsiiyey dhowr kamid ah ciidanka Puntland oo qaba dhaawacyo fudud oo soo gaarey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com