Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)

Malayshiyaad katirsan maamulka Galmudug huwanna calanka Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Jeexdin oo qiyaastii 15-Km dhanka bariga kaga beegan magaalada Galkacyo.

Weerarkaani oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa khadhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaarey labada dhinac, waxaana goobta ay malayshiyaadkii weerarka soo qaaday uga tageen meydad laga helay calanka Alshabaab iyo xog kale.

Dhanka kalena, waxaa isbitalka magaalada Galkacyo la gaarsiiyey dhowr kamid ah ciidanka Puntland oo qaba dhaawacyo fudud oo soo gaarey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Maleeshiyaad Ka Soojeeda Galmudug oo Weeraray Jeexdin iyo Calanka Alshabab oo Laga Helay (sawirro)”

  1. Gen Mohamed Abshir Bile Labis Jamal Abdulkadir Mohamed majeerteen idonka ayaa ah doofaarahow managa leexaneysaan mise growe ayaan idin geenaa intaad leesaan xoolaleey dhaha waa shabaab

  2. Xorriyo Abdikadir Sheikh Ali dal jir wax ka dheh

  3. cabdicasiis cabdilaahi axmed

    waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo sooo gudbisaan mar walba radio daljir isha wararka

U Jawaab cabdicasiis cabdilaahi axmed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com