Madaxweyne yaasha maamul goboleedyada qaar oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

HomeWararka

Madaxweyne yaasha maamul goboleedyada qaar oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ku soo qul qulayay oo si isdaba joog ah u soo galay wafuud kala duwan oo ka kala imanay

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ku soo qul qulayay oo si isdaba joog ah u soo galay wafuud kala duwan oo ka kala imanaya dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Wafdigii maanta so gaaray magaalada Garoowe waxaa kamid ahaa Madaxweyne yaasha maamul goboleedyada Jublanad, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Amaanka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa aad loo adkeeyay , waxaana goobkasta taagan ciidamada amniga oo isugu jira Daraawiishta, Booliska, iyo ciidamada sida gaarka ah u taba baran ee PSFta.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: