Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lakulmay madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni (Sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lakulmay madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni  (Sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaaji C/laahi oo shalay soo gaaray magaalada Garoowe ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland Sicid C/laahi Deni.

kulanka ay wada qaateen Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ahaa mid kala war qaadasho ah iyo soo dhawaynta wafdiga .

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa sidookale Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Soomaaliya .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com