Madaxweyne Waare” ka bixitaanka ciidamada Burundi ee Hir-Shabeelle waa mid la Siyaasadeeyay” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Waare” ka bixitaanka ciidamada Burundi ee Hir-Shabeelle waa mid la Siyaasadeeyay” (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan waxa uu ka muujiyay ka bixitaanka ciidamada Burundi ee deegaanada uu ka arimi

Roobab Wax Ku’ool ah oo Ka Da’ay Jirriiban iyo Deegaamo Hoosyimaada (DHEGAYSO)
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Garoowe oo Shir Uga Furmay Madasha Isxilqaan iyo Isimadda Puntland (Daawo)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan waxa uu ka muujiyay ka bixitaanka ciidamada Burundi ee deegaanada uu ka arimiyo maamulkiisa.

 

Waare ayaa sheegay in la siyaasadeeyay qaraarkii Qaramada Midoobay ee  lagu cusboonaysiinayay joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya.

 

dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in maamulkiisa ay ka caawiso dhismaha ciidan sugi kara amniga deegaanada ay ka bixi doonaan ciidamada Burundi.

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: