Roobab Wax Ku’ool ah oo Ka Da’ay Jirriiban iyo Deegaamo Hoosyimaada (DHEGAYSO)

HomeWararka

Roobab Wax Ku’ool ah oo Ka Da’ay Jirriiban iyo Deegaamo Hoosyimaada (DHEGAYSO)

Gudoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in Deegaano dhowr ah oo Degmada ka mid ah uu Roob ka da’ay kaasoo meelaha qaarkood Berkesaha biyeeyey Gudoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5906fac80501002ab97b0d61/Wareysiga+Gudoomiyaha+Jariiban+Maxamed+Yuusuf+Shirwac_JFA_Gaalkacyo.mp3

Kulankii Barlamaanka Puntland oo buuq ku soo idlaaday
Qardho: Maanta waa u maalin kale iyo madal miisaan leh ayaa loo madlan yahay (Sawirro)
In Ka Badan 120 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Wadanka Pakistaan

Gudoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in Deegaano dhowr ah oo Degmada ka mid ah uu Roob ka da’ay kaasoo meelaha qaarkood Berkesaha biyeeyey

Gudoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: