Madaxweyne Gaas oo soo Xiray Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga Sharci Daradda ah (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo soo Xiray Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga Sharci Daradda ah (dhegayso)

Shirkan waxaa looga hadlayeey Kaluumaysiga sharcidarada ah waxaana ka qayb galay xubno matalayeey maamul gobaleedyadda sida Jubbaland Galmudug Hiirsbe

Iran oo xayiraad dhanka kubadda cagta ah lagu soo rogay
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

Shirkan waxaa looga hadlayeey Kaluumaysiga sharcidarada ah waxaana ka qayb galay xubno matalayeey maamul gobaleedyadda sida Jubbaland Galmudug Hiirsbele Puntland iyo wasiiro katirsan Puntland iyo federaalka .

Madaxweyne Gaas oo ugu goobta ka hadlay ayaa ku dheraaday kaluumaysiga sharci daradda ,isago sheegay in somaalida ay isku gaystay in si sharci darro ah lagu kaluumaysto xebahooda.

dhegayso codka Gaas

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: