Maamulka Degmadda Burtinle oo Shahaado Sharaf Gudoonsiyeey Maamulka Idaacada Daljir Burtinle (dhegayso)

Maamulka Degmadda Burtinle oo Shahaado Sharaf Gudoonsiyeey Maamulka Idaacada Daljir Burtinle (dhegayso)

Wxaa saaka nagu soo booqday studio daljir burtinle G/UD. ku xigeenka degmada burtinle nuuradiin c/qaadir cabdi ismaaciil [ bagaf] iyo xubno ka tirsan Golah deegaanka.

Gudoomiyah gudiga gurmad qaran xaafid c/risaaq Axmed ee dhaqaalah u aruurinayey dadkii ku dhibaatoobay qaraxii soobe masuuliyiintaan ayaa booqashadoodu waxay ku saabsanayd inay shahaado sharaf gudoonsiiyaan idaacada daljir taas oo ay ku mutaysatay sidii wadniyada lahayd iyo hawl karimada ee ay uga qayb qaadatay gurmadkii dadkii khasaaruhu ka soo gaaray qaraxii soobe 14 october dhamaan xarumah idaacada daljir waan ugu habalyeynaynaa hawsha ay bulshad u hayso iyo sida ay uga qayb qaadato Horumarka dalka iyo dadka soomaaliyeed gaar ahaan shacabka punland.

hadaba waxaanu sigaara shaahado sharftaan u gudoonsiinaynaa studio daljir burtinle waxaana Gudoomay Maamulka Xarunta Daljir Burtinle cabdi axmed diiriye (xaaji farateeb)

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com