Degmadda Buursalax oo laga waddo Gurmad lacag lagu Aruurinayo dhawacyadii zoobe (dhegayso)

Degmadda Buursalax oo laga waddo Gurmad lacag lagu Aruurinayo dhawacyadii zoobe (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka degmadda buursalax ee gobalka mudug ayaa tan iyo dhacdadii muqdisho kadhacday 14- kii bishan kawaday degmadda gurmad lacag lagu aruurinayeey dadkii lagu layeey isgooyska zoobe ,gaar ahaan shacabka dhawac ah.

Siciid Cabdinuur oo kamid ah odayaasha Buursalax ayaa Radio daljir u sheegay inay aruuriyeen lacag dhan shan kun oo dollarka maraykanka ah ,isla markaana ay rajaynayaan inay lacag kale oo dheraad ah aruuriyaan.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com