Iran oo xayiraad dhanka kubadda cagta ah lagu soo rogay

HomeWararka

Iran oo xayiraad dhanka kubadda cagta ah lagu soo rogay

War qoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta ee Iran (IFF) ayaa lagu sheegay in sharci darro ay tahay in dhulka Iran laga mamnuuco ciyaaraha c

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Kulamo lagu heshisinayo DFS iyo dowlad gobaleedyada (Daawo)
Rooble oo magacaabay guddi heer Wasiirro ah oo loo xilsaaray gurmadka dadka la il-daran Abaaraha
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta ee Iran (IFF) ayaa lagu sheegay in sharci darro ay tahay in dhulka Iran laga mamnuuco ciyaaraha caalamig ah.

Xiriirka kubadda cagta ee Qaaradda Aasiya ayaa mamnuucay in dhulka Iran lagu ciyaaro kulamada ay isku arkayaan kooxaha Qaaradda Aasiya.

Kooxaha Iran ee kala ah Persepolis, Esteghlal, Sepahan iyo Shahr Khodro ayaa ka qeyb galaya koobka kooxaha Aasiya ee loo yaqaan AFC Champions League.

Madax xiriirka kubadda cagta Iran ee Heidar Baharvand ayaa sheegay in go’aankaasi laga yaabo in uu la xiriiro diyaaraddii Ukrain ee lagu soo riday Iran, iyo xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: