HomeUncategorized

Madaxweyne Gaas oo Roma kula kulmay Madaxda Wasaaradda Arimaha Dibadda Talyaaniga

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay gaarey magaalada Rome ee xarunta wadanka Talyaaniga oo uu kaga qaybgeli doono shir caalami ah oo dhowaan ka furmi doono.

Howgal amni sugid ah Oo socon doona muddo Toddobaad ah oo ka bilowday degmada Caabudwaaq
Galgala: 750 qoys oo u barakacay duleedka magaalada Boosaaso.
DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo ee Daljir Jimce_11

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) —  Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay gaarey magaalada Rome ee xarunta wadanka Talyaaniga oo uu kaga qaybgeli doono shir caalami ah oo dhowaan ka furmi doono.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa Rome uga horeeyey wafti ballaaran oo uu hogaaminayey madaxweyne kuxigeenka kowaad ee maamul goboleedka Jubbaland oo iyana ka qaybgeli doona shirkaasi.

Madaxweyne Gaas ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda ee wadanka Maraykanka John Kerry iyo madaxweynaha Jahuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka wadahadleen arrimo badan oo Soomaaliya quseeya.

 By: Jaamac Abdurahman

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: